
Muhiimada Suuqgeynta Casriga ah
- admin
- September 3, 2025
- Digital Marketing
- 0 Comments
Muhiimada Suuqgeynta Casriga ah Baro sida suuqgeynta casriga ah (digital marketing) ay qayb libaax uga tahay kobaca ganacsigaaga, qiimaha ay leedahay, iyo talaabooyinka aad qaadi karto si aad u kordhiso muuqaalkaaga online-ka. Suuqgeyntu waa halbowlaha kobaca ganacsiga. Haddii hore loo isticmaali jiray habab dhaqameed sida boorar iyo raadiyo, maanta dunidu waxay u guurtay suuqgeyn casri ah oo ku saleysan internetka …
Continue Reading